فَإِن تَابُواْ وَأَقَامُواْ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتَوُاْ ٱلزَّكَوٰةَ فَإِخۡوَٰنُكُمۡ فِي ٱلدِّينِۗ وَنُفَصِّلُ ٱلۡأٓيَٰتِ لِقَوۡمٖ يَعۡلَمُونَ
Hadday se toobad keenaan oo oogaan salaadda oo bixiyaan Sakada waa walaalihiinna diinta. Waxaanu uga dhignaa Aayadaha caddaan dad garasho leh
Author: Abdullah Hasan Jacob