Surah At-Taubah Verse 111 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubah۞إِنَّ ٱللَّهَ ٱشۡتَرَىٰ مِنَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ أَنفُسَهُمۡ وَأَمۡوَٰلَهُم بِأَنَّ لَهُمُ ٱلۡجَنَّةَۚ يُقَٰتِلُونَ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ فَيَقۡتُلُونَ وَيُقۡتَلُونَۖ وَعۡدًا عَلَيۡهِ حَقّٗا فِي ٱلتَّوۡرَىٰةِ وَٱلۡإِنجِيلِ وَٱلۡقُرۡءَانِۚ وَمَنۡ أَوۡفَىٰ بِعَهۡدِهِۦ مِنَ ٱللَّهِۚ فَٱسۡتَبۡشِرُواْ بِبَيۡعِكُمُ ٱلَّذِي بَايَعۡتُم بِهِۦۚ وَذَٰلِكَ هُوَ ٱلۡفَوۡزُ ٱلۡعَظِيمُ
Hubaal Allaah wuxuu kaga gatay mu’miniinta nafahooda iyo maalkoodaba inay mudan doonaan Jannada, waxay u dagaallamaan Jidka Ilaahay35, markaasay dilaan (nabad diidyada) oo iyagana loo dilaa (Xaqa iyo Nabadda ay fidiyaan) . Waa ballan dushiisa ah oo xaq ah oo ku sugan Tawraadda iyo Injiilka iyo Qur’aanka. Oo yaa ka oofin og ballan uu qaaday Allaah? ee ku farxa beeciinna ee aad heshiiska ku gasheen; oo taasi weeye Liibaanta Weyn