Surah At-Taubah Verse 117 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahلَّقَد تَّابَ ٱللَّهُ عَلَى ٱلنَّبِيِّ وَٱلۡمُهَٰجِرِينَ وَٱلۡأَنصَارِ ٱلَّذِينَ ٱتَّبَعُوهُ فِي سَاعَةِ ٱلۡعُسۡرَةِ مِنۢ بَعۡدِ مَا كَادَ يَزِيغُ قُلُوبُ فَرِيقٖ مِّنۡهُمۡ ثُمَّ تَابَ عَلَيۡهِمۡۚ إِنَّهُۥ بِهِمۡ رَءُوفٞ رَّحِيمٞ
Wuxuu xaqiiq Allaah ugu soo noqday (si naxariis leh) Nabiga iyo Muhaajiriinta iyo Ansaartii raacday waqtigii adkaa, kaddib markii quluubta qaar ka mid ah ay ku sigteen inay weecdaan, markaasuu ugu soo noqday ( si naxariis leh). Hubaal Allaah waa mid u Turid iyo Naxariis Badan