وَأَمَّا ٱلَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٞ فَزَادَتۡهُمۡ رِجۡسًا إِلَىٰ رِجۡسِهِمۡ وَمَاتُواْ وَهُمۡ كَٰفِرُونَ
Ma kuwase uu quluubtoodu ku jiro cudur41, waxay uun u kordhisaa xumaan42 ( ka badan) xumaantoodii, oo waxay dhintaan iyagoo gaalo ah
Author: Abdullah Hasan Jacob