فَإِن تَوَلَّوۡاْ فَقُلۡ حَسۡبِيَ ٱللَّهُ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَۖ عَلَيۡهِ تَوَكَّلۡتُۖ وَهُوَ رَبُّ ٱلۡعَرۡشِ ٱلۡعَظِيمِ
Haddiise ay jeesadaan, dheh: Waxaa igu Filan Allaah. Ma jiro ilaah (xaq ah)Isaga maahee. Isaga ayaan isku halleeyaa, oo waa Isaga Rabbiga Carshiga aad u Weyn
Author: Abdullah Hasan Jacob