قَٰتِلُوهُمۡ يُعَذِّبۡهُمُ ٱللَّهُ بِأَيۡدِيكُمۡ وَيُخۡزِهِمۡ وَيَنصُرۡكُمۡ عَلَيۡهِمۡ وَيَشۡفِ صُدُورَ قَوۡمٖ مُّؤۡمِنِينَ
La dagaallama, Allaah wuxuu ku cadaabi doonaa gacmihiinna oo uu ku dulli gelin doonaa, oo idiin gargaari oo bogsiin laabaha dad mu’miniin ah
Author: Abdullah Hasan Jacob