Surah At-Taubah Verse 18 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahإِنَّمَا يَعۡمُرُ مَسَٰجِدَ ٱللَّهِ مَنۡ ءَامَنَ بِٱللَّهِ وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِ وَأَقَامَ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتَى ٱلزَّكَوٰةَ وَلَمۡ يَخۡشَ إِلَّا ٱللَّهَۖ فَعَسَىٰٓ أُوْلَـٰٓئِكَ أَن يَكُونُواْ مِنَ ٱلۡمُهۡتَدِينَ
Waxaa uun camira Masaajidda Ilaahay kuwa rumeysan Allaah iyo Maalinta dambeysa, oo ooga salaadda oo bixiya Zakada oo aan ka baqin axadna Allaah maahee. haddaba kuwan baa laga yaabaa inay ka mid noqdaan kuwa hanuunsan