Surah At-Taubah Verse 20 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَهَاجَرُواْ وَجَٰهَدُواْ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ بِأَمۡوَٰلِهِمۡ وَأَنفُسِهِمۡ أَعۡظَمُ دَرَجَةً عِندَ ٱللَّهِۚ وَأُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡفَآئِزُونَ
Kuwa rumeeyey oo ka soo hijrooday (guryahooda) oo aad ugula dadaalay Jidka Ilaahay maalkooda iyo nafahooda baa ku darajo weyn Allaah agtiis. Oo waa kuwaas kuwa ah guuleystayaasha