Surah At-Taubah Verse 28 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahيَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِنَّمَا ٱلۡمُشۡرِكُونَ نَجَسٞ فَلَا يَقۡرَبُواْ ٱلۡمَسۡجِدَ ٱلۡحَرَامَ بَعۡدَ عَامِهِمۡ هَٰذَاۚ وَإِنۡ خِفۡتُمۡ عَيۡلَةٗ فَسَوۡفَ يُغۡنِيكُمُ ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦٓ إِن شَآءَۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ حَكِيمٞ
Mu’miniintoy! Mushrikiintu sidooduba waa Nijaas ee yeysan u soo dhowaan Masjidka xurmadda leh sannadkan kaddib5, oo haddaad ka baqdaan faqri, Allaah baa idinka hodansiin doona Deeqdiisa hadduu doono. Hubaal, Allaah waa wax kasta Ogsoone, Xakiim ah