Surah At-Taubah Verse 3 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَأَذَٰنٞ مِّنَ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦٓ إِلَى ٱلنَّاسِ يَوۡمَ ٱلۡحَجِّ ٱلۡأَكۡبَرِ أَنَّ ٱللَّهَ بَرِيٓءٞ مِّنَ ٱلۡمُشۡرِكِينَ وَرَسُولُهُۥۚ فَإِن تُبۡتُمۡ فَهُوَ خَيۡرٞ لَّكُمۡۖ وَإِن تَوَلَّيۡتُمۡ فَٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّكُمۡ غَيۡرُ مُعۡجِزِي ٱللَّهِۗ وَبَشِّرِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِعَذَابٍ أَلِيمٍ
Oo waa ogeysiis ka soo baxay Allaah iyo Rasuulkiisa oo ku socda dadka maalinta Iidweynta Xajka2 inuu Allaah bannaanka ka yahay (dhammaan) heshiisyadii lala lahaa Mushrikiinta, Rasuulkiisuna (sidoo kale ka yahay bannaanka). Ee haddaad idinku toobad keentaan, waa sida idin khayr badan, haddaad se jeesataan, ogaada inaydaan caajis galin kareyn Allaah. Oo ogeysii cadaab aad u xanuun badan kuwaa gaalada ahi