Surah At-Taubah Verse 5 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahفَإِذَا ٱنسَلَخَ ٱلۡأَشۡهُرُ ٱلۡحُرُمُ فَٱقۡتُلُواْ ٱلۡمُشۡرِكِينَ حَيۡثُ وَجَدتُّمُوهُمۡ وَخُذُوهُمۡ وَٱحۡصُرُوهُمۡ وَٱقۡعُدُواْ لَهُمۡ كُلَّ مَرۡصَدٖۚ فَإِن تَابُواْ وَأَقَامُواْ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتَوُاْ ٱلزَّكَوٰةَ فَخَلُّواْ سَبِيلَهُمۡۚ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٞ رَّحِيمٞ
Markase ay Bilaha Xurmadda leh baxaan3, ku dila mushrikiinta meeshaad ka heshaanba, oo qafaasha oo go’doomiya, oo u fariista suryo walba. Markaas hadday toobad keenaan oo oogaan salaadda, oo bixiyaan Zakada, u banneeya jidkooda. hubaal, Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan