Surah At-Taubah Verse 50 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahإِن تُصِبۡكَ حَسَنَةٞ تَسُؤۡهُمۡۖ وَإِن تُصِبۡكَ مُصِيبَةٞ يَقُولُواْ قَدۡ أَخَذۡنَآ أَمۡرَنَا مِن قَبۡلُ وَيَتَوَلَّواْ وَّهُمۡ فَرِحُونَ
Haddii samaani ay ku hesho, waa murugo gelisaa, oo haddii musiibo kugu dhacdo, waxay yidhaahdaan: Waxaan runtii qaadannay digtoonidayada kal hore, oo waxay sii jeestaan iyagoo faraxsan