Surah At-Taubah Verse 59 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَلَوۡ أَنَّهُمۡ رَضُواْ مَآ ءَاتَىٰهُمُ ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥ وَقَالُواْ حَسۡبُنَا ٱللَّهُ سَيُؤۡتِينَا ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦ وَرَسُولُهُۥٓ إِنَّآ إِلَى ٱللَّهِ رَٰغِبُونَ
Oo hadday raalli ku noqon lahaayeen waxa ay Allaah iyo Rasuulkiisu siiyeen oo ay odhan lahaayeen: Allaah baa nagu Filan. Allaah baa dhaqso na siin doono wax (badan) oo ka mid ah Fadlgiiisa, iyo (sidoo kale) Rasuulkiisa. Hubaal innagu Allaah uun baan rabnaa oo wax ka dooneynaa