Surah At-Taubah Verse 61 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَمِنۡهُمُ ٱلَّذِينَ يُؤۡذُونَ ٱلنَّبِيَّ وَيَقُولُونَ هُوَ أُذُنٞۚ قُلۡ أُذُنُ خَيۡرٖ لَّكُمۡ يُؤۡمِنُ بِٱللَّهِ وَيُؤۡمِنُ لِلۡمُؤۡمِنِينَ وَرَحۡمَةٞ لِّلَّذِينَ ءَامَنُواْ مِنكُمۡۚ وَٱلَّذِينَ يُؤۡذُونَ رَسُولَ ٱللَّهِ لَهُمۡ عَذَابٌ أَلِيمٞ
Oo waxaa ka mid ah kuwa dhiba Nabiga oo dhaha: Waa mid rumeysta (war kasta) uu maqlo20. Dheh: Waa khayr idiin maqlihiinna (ee) rumeysan Allaah; oo aamin ku qaba mu’miniinta; oo waa u naxariis kuwiinna idinka mid ah ee rumeysan. Oo ( ma xagga) kuwa dhiba Rasuulka Ilaahay waxay mudan doonaan cadaab aad u xanuun badan