Surah At-Taubah Verse 63 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahأَلَمۡ يَعۡلَمُوٓاْ أَنَّهُۥ مَن يُحَادِدِ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُۥ فَأَنَّ لَهُۥ نَارَ جَهَنَّمَ خَٰلِدٗا فِيهَاۚ ذَٰلِكَ ٱلۡخِزۡيُ ٱلۡعَظِيمُ
Miyaanay ogayn in qofkii colaadiya Allaah iyo Rasuulkiisa hubaal isagu mudan doono Naarta Dabka ah aan dameyn uu ku dhex waarayo gudaheeda. Kaasi weeye dufowga aad u weyn