Surah At-Taubah Verse 7 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahكَيۡفَ يَكُونُ لِلۡمُشۡرِكِينَ عَهۡدٌ عِندَ ٱللَّهِ وَعِندَ رَسُولِهِۦٓ إِلَّا ٱلَّذِينَ عَٰهَدتُّمۡ عِندَ ٱلۡمَسۡجِدِ ٱلۡحَرَامِۖ فَمَا ٱسۡتَقَٰمُواْ لَكُمۡ فَٱسۡتَقِيمُواْ لَهُمۡۚ إِنَّ ٱللَّهَ يُحِبُّ ٱلۡمُتَّقِينَ
Sidee bay ugu lahaan karaan mushrikiintu axdi Allaah agti iyo Rasuulkiisa agti aan aheyn kuwa aad kula gasheen axdiga Masjidka xurmadda leh? Ee intay idiin toosnaadaan, idinkuna u toosnaada. Hubaal, Allaah waa uu jecel yahay kuwa dhowra (xilka uu saaray)