Surah At-Taubah Verse 70 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahأَلَمۡ يَأۡتِهِمۡ نَبَأُ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ قَوۡمِ نُوحٖ وَعَادٖ وَثَمُودَ وَقَوۡمِ إِبۡرَٰهِيمَ وَأَصۡحَٰبِ مَدۡيَنَ وَٱلۡمُؤۡتَفِكَٰتِۚ أَتَتۡهُمۡ رُسُلُهُم بِٱلۡبَيِّنَٰتِۖ فَمَا كَانَ ٱللَّهُ لِيَظۡلِمَهُمۡ وَلَٰكِن كَانُوٓاْ أَنفُسَهُمۡ يَظۡلِمُونَ
Oo miyaanu ku soo gaadhin warka kuwii ka horreeyay, ee lahaa qolooyinkii Nuux iyo Caad iyo Thamuud iyo qolodii Ibraahiim, iyo reer Madyan iyo kuwii korkooda hoos loo rogay22, Rusushoodii waxay ula yimaadeen xujooyin cad. Oo ma aheyn Allaah mid u gefa, laakiinse iyaga baa nafahooda gef ka galay