أَلَمۡ يَعۡلَمُوٓاْ أَنَّ ٱللَّهَ يَعۡلَمُ سِرَّهُمۡ وَنَجۡوَىٰهُمۡ وَأَنَّ ٱللَّهَ عَلَّـٰمُ ٱلۡغُيُوبِ
Ma waysan ogayn inuu Allaah Ogsoon yahay sirtooda iyo faqoodaba iyo in Allaah yahay kan Ogsoon waxa qarsoon aan muuqan
Author: Abdullah Hasan Jacob