رَضُواْ بِأَن يَكُونُواْ مَعَ ٱلۡخَوَالِفِ وَطُبِعَ عَلَىٰ قُلُوبِهِمۡ فَهُمۡ لَا يَفۡقَهُونَ
Waxay ku Raalli noqdeen inay ahaadaan la jirka kuwaa ku hara (gadaal guryaha). Shaabad baana lagu daahay quluubtooda, marka waxba ma fahmaan
Author: Abdullah Hasan Jacob