Surah Al-Inshirah - Somali Translation by Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
أَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَكَ صَدۡرَكَ
Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin)
Surah Al-Inshirah, Verse 1
وَوَضَعۡنَا عَنكَ وِزۡرَكَ
Oonaan ka dajinin culayskii
Surah Al-Inshirah, Verse 2
ٱلَّذِيٓ أَنقَضَ ظَهۡرَكَ
dhabarka kaa cusleeyay
Surah Al-Inshirah, Verse 3
وَرَفَعۡنَا لَكَ ذِكۡرَكَ
Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada)
Surah Al-Inshirah, Verse 4
فَإِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj)
Surah Al-Inshirah, Verse 5
إِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرٗا
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd
Surah Al-Inshirah, Verse 6
فَإِذَا فَرَغۡتَ فَٱنصَبۡ
Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal)
Surah Al-Inshirah, Verse 7
وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرۡغَب
Eebana (Khayr) ka rajee
Surah Al-Inshirah, Verse 8