Surah Al-Bayyina Verse 6 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Bayyinaإِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ مِنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ وَٱلۡمُشۡرِكِينَ فِي نَارِ جَهَنَّمَ خَٰلِدِينَ فِيهَآۚ أُوْلَـٰٓئِكَ هُمۡ شَرُّ ٱلۡبَرِيَّةِ
Hubaal kuwa gaalooba oo ka mid ah ehlu-Kitaabka iyo mushrikiinta waxay dhex ahaan Naarta dabka iyagoo ku waaraya gudaheeda. Kuwaasi waa kuwa ugu sharka badan uunanka