Surah Al-Adiyat - Somali Translation by Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحٗا
Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi
Surah Al-Adiyat, Verse 1
فَٱلۡمُورِيَٰتِ قَدۡحٗا
iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha)
Surah Al-Adiyat, Verse 2
فَٱلۡمُغِيرَٰتِ صُبۡحٗا
Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii
Surah Al-Adiyat, Verse 3
فَأَثَرۡنَ بِهِۦ نَقۡعٗا
Ee Boodhka kiciya
Surah Al-Adiyat, Verse 4
فَوَسَطۡنَ بِهِۦ جَمۡعًا
Cadawgana dhexgala
Surah Al-Adiyat, Verse 5
إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٞ
Ee Dadku Eebohood waa diideen( ku MadaxAdkaadeen)
Surah Al-Adiyat, Verse 6
وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٞ
Arrintaasna Dadku wuu ogyahay ( Markhaatuu ka yahay)
Surah Al-Adiyat, Verse 7
وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلۡخَيۡرِ لَشَدِيدٌ
Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay
Surah Al-Adiyat, Verse 8
۞أَفَلَا يَعۡلَمُ إِذَا بُعۡثِرَ مَا فِي ٱلۡقُبُورِ
Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo
Surah Al-Adiyat, Verse 9
وَحُصِّلَ مَا فِي ٱلصُّدُورِ
Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo
Surah Al-Adiyat, Verse 10
إِنَّ رَبَّهُم بِهِمۡ يَوۡمَئِذٖ لَّخَبِيرُۢ
Eebohood Maalintaas ogyahay
Surah Al-Adiyat, Verse 11