Surah Al-Asr - Somali Translation by Mahmud Muhammad Abduh
وَٱلۡعَصۡرِ
Eebe wuxuu ku dhartay Waqtiga Casarka ah
Surah Al-Asr, Verse 1
إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ
In Dadku khasaaro ku sugunyahay
Surah Al-Asr, Verse 2
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ
Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka
Surah Al-Asr, Verse 3