Surah Al-Humaza - Somali Translation by Mahmud Muhammad Abduh
وَيۡلٞ لِّكُلِّ هُمَزَةٖ لُّمَزَةٍ
Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan
Surah Al-Humaza, Verse 1
ٱلَّذِي جَمَعَ مَالٗا وَعَدَّدَهُۥ
Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin)
Surah Al-Humaza, Verse 2
يَحۡسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخۡلَدَهُۥ
Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin
Surah Al-Humaza, Verse 3
كَلَّاۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِي ٱلۡحُطَمَةِ
Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama
Surah Al-Humaza, Verse 4
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحُطَمَةُ
Ma taqaannaa Xudhama
Surah Al-Humaza, Verse 5
نَارُ ٱللَّهِ ٱلۡمُوقَدَةُ
Waa Naarta Eebe ee la huriyay
Surah Al-Humaza, Verse 6
ٱلَّتِي تَطَّلِعُ عَلَى ٱلۡأَفۡـِٔدَةِ
Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis)
Surah Al-Humaza, Verse 7
إِنَّهَا عَلَيۡهِم مُّؤۡصَدَةٞ
Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada
Surah Al-Humaza, Verse 8
فِي عَمَدٖ مُّمَدَّدَةِۭ
Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda
Surah Al-Humaza, Verse 9