Surah Al-fil - Somali Translation by Mahmud Muhammad Abduh
أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَٰبِ ٱلۡفِيلِ
Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii»
Surah Al-fil, Verse 1
أَلَمۡ يَجۡعَلۡ كَيۡدَهُمۡ فِي تَضۡلِيلٖ
Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay
Surah Al-fil, Verse 2
وَأَرۡسَلَ عَلَيۡهِمۡ طَيۡرًا أَبَابِيلَ
Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah
Surah Al-fil, Verse 3
تَرۡمِيهِم بِحِجَارَةٖ مِّن سِجِّيلٖ
Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay
Surah Al-fil, Verse 4
فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفٖ مَّأۡكُولِۭ
Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis
Surah Al-fil, Verse 5