Surah Hud Verse 119 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudإِلَّا مَن رَّحِمَ رَبُّكَۚ وَلِذَٰلِكَ خَلَقَهُمۡۗ وَتَمَّتۡ كَلِمَةُ رَبِّكَ لَأَمۡلَأَنَّ جَهَنَّمَ مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ أَجۡمَعِينَ
Mid uu Rabbigaa u Naxariisto maahee, oo arrinkani (towxiidka) awgi buu U abuuray iyaga. Oo Kelmedda Rabbigaa waa mid la oofiyo: Hubaal, Waxaan ka wada buuxin doonaa Naar jinka iyo dadka iyagoo dhammi (kuwooda i caasiya)