Surah Hud Verse 29 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudوَيَٰقَوۡمِ لَآ أَسۡـَٔلُكُمۡ عَلَيۡهِ مَالًاۖ إِنۡ أَجۡرِيَ إِلَّا عَلَى ٱللَّهِۚ وَمَآ أَنَا۠ بِطَارِدِ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْۚ إِنَّهُم مُّلَٰقُواْ رَبِّهِمۡ وَلَٰكِنِّيٓ أَرَىٰكُمۡ قَوۡمٗا تَجۡهَلُونَ
Oo tolkayow! Idinku weydiisan maayo inaad igu siisaan maal, abaalgudkeyga waxaa ii haya oo keliya Allaah. Oo anigu ma ahi mid debedda u saaraya kuwa (Xaqa) rumeysan. Hubaal waxay la kulmi doonaan Rabbigood, laakiinse Waxaan arkaa inaad tihiin qolo jaahiliin ah