Surah Hud Verse 34 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudوَلَا يَنفَعُكُمۡ نُصۡحِيٓ إِنۡ أَرَدتُّ أَنۡ أَنصَحَ لَكُمۡ إِن كَانَ ٱللَّهُ يُرِيدُ أَن يُغۡوِيَكُمۡۚ هُوَ رَبُّكُمۡ وَإِلَيۡهِ تُرۡجَعُونَ
Oo waxna idiinma tari doonto waanadeyda, haddii aan doono inaan idin waaniyo, haddii uu Allaah rabo inuu idin lumiyo. Waa Isaga Rabbiigiin! Oo Xaggiisa baa la idiin soo celin doonaa