Surah Hud Verse 44 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudوَقِيلَ يَـٰٓأَرۡضُ ٱبۡلَعِي مَآءَكِ وَيَٰسَمَآءُ أَقۡلِعِي وَغِيضَ ٱلۡمَآءُ وَقُضِيَ ٱلۡأَمۡرُ وَٱسۡتَوَتۡ عَلَى ٱلۡجُودِيِّۖ وَقِيلَ بُعۡدٗا لِّلۡقَوۡمِ ٱلظَّـٰلِمِينَ
Oo waxaa la yidhi: Dhulkoow, liq biyahaaga, oo daruurtay qaad, biyihiina waxaa laga yeelay inay guraan, amarkii (Ilaahayna) wuu hirgalay12. (Doonidiina) waxay dul degtay Al-Juudi13, oo waxaa la yidhi: Ha fogaadaan qoloda gar ma qaatayaasha ah