Surah Hud Verse 47 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudقَالَ رَبِّ إِنِّيٓ أَعُوذُ بِكَ أَنۡ أَسۡـَٔلَكَ مَا لَيۡسَ لِي بِهِۦ عِلۡمٞۖ وَإِلَّا تَغۡفِرۡ لِي وَتَرۡحَمۡنِيٓ أَكُن مِّنَ ٱلۡخَٰسِرِينَ
Wuxuu yidhi: Rabbigayow! waxaan kaa magan galayaa inaan ku weydiisto wax aanan u lahayn cilmi. Oo haddii aad ii dambi dhaafin oo i naxariisan, waxaan ka mid noqonayaa khasaarayaasha