Surah Hud Verse 52 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudوَيَٰقَوۡمِ ٱسۡتَغۡفِرُواْ رَبَّكُمۡ ثُمَّ تُوبُوٓاْ إِلَيۡهِ يُرۡسِلِ ٱلسَّمَآءَ عَلَيۡكُم مِّدۡرَارٗا وَيَزِدۡكُمۡ قُوَّةً إِلَىٰ قُوَّتِكُمۡ وَلَا تَتَوَلَّوۡاْ مُجۡرِمِينَ
Oo tolkayow! Weydiista dembi dhaaf Rabbigiin markaasna u laabta Isaga, Wuxuu idiin soo dirayaa daruuro shubaya roob badan oo darar ah, oo idiinku darayaa xoog xooggiinna, oo ha jeesannina idinkoo dambiilayaal ah