Surah Hud Verse 58 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudوَلَمَّا جَآءَ أَمۡرُنَا نَجَّيۡنَا هُودٗا وَٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ مَعَهُۥ بِرَحۡمَةٖ مِّنَّا وَنَجَّيۡنَٰهُم مِّنۡ عَذَابٍ غَلِيظٖ
Oo markuu Amarkayaga u yimid inuu fulaa, Waxaan ku badbaadinnay Huud iyo intii la rumeysey (Xaqa) Naxariis ka ahaatay Xaggayaga, oo waxaan ka badbaadinnay Cadaab Adag