Surah Hud Verse 6 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hud۞وَمَا مِن دَآبَّةٖ فِي ٱلۡأَرۡضِ إِلَّا عَلَى ٱللَّهِ رِزۡقُهَا وَيَعۡلَمُ مُسۡتَقَرَّهَا وَمُسۡتَوۡدَعَهَاۚ كُلّٞ فِي كِتَٰبٖ مُّبِينٖ
Oo ma jiro noole ku sugan dhulka oo aysan Allaah irsaaqaddiisu saarnayn. Oo Wuxuu Ogsoon yahay4 rugtiisa degaanka u ah iyo halka uu ku kaydsan yahay. (Waxaasoo) dhammi waxay ku yaalliin Kitaab Caddaan ah