Surah Hud Verse 62 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudقَالُواْ يَٰصَٰلِحُ قَدۡ كُنتَ فِينَا مَرۡجُوّٗا قَبۡلَ هَٰذَآۖ أَتَنۡهَىٰنَآ أَن نَّعۡبُدَ مَا يَعۡبُدُ ءَابَآؤُنَا وَإِنَّنَا لَفِي شَكّٖ مِّمَّا تَدۡعُونَآ إِلَيۡهِ مُرِيبٖ
Waxay yidhaahdeen: Saalixoow! Runtii waxaad aheyd mid dhexdayada lagu rajo weyn yahay intaan ka hor. Ee ma waxaad (haatan) naga reebaysaa inaan caabudno waxa ay aabbayaashayo caabudayeen? Xaggase waxaa aad noogu yeedho, hubaal waxaan innagu xaqiiq ka qabnaa shaki yaab leh