Surah Hud Verse 66 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudفَلَمَّا جَآءَ أَمۡرُنَا نَجَّيۡنَا صَٰلِحٗا وَٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ مَعَهُۥ بِرَحۡمَةٖ مِّنَّا وَمِنۡ خِزۡيِ يَوۡمِئِذٍۚ إِنَّ رَبَّكَ هُوَ ٱلۡقَوِيُّ ٱلۡعَزِيزُ
Markaasaa markuu Amarkayaga u yimid inuu fulaa, waxaan ku badbaadinnay Saalix iyo intii rumeysey naxariis ka ahaatay Xaggayaga oo (Waxaanu ka badbaadinnay) dulligii Maalintaas. Hubaal, Rabbigaa, waa Awood Badanaha, Adkaadaha sare ah