Surah Hud Verse 69 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudوَلَقَدۡ جَآءَتۡ رُسُلُنَآ إِبۡرَٰهِيمَ بِٱلۡبُشۡرَىٰ قَالُواْ سَلَٰمٗاۖ قَالَ سَلَٰمٞۖ فَمَا لَبِثَ أَن جَآءَ بِعِجۡلٍ حَنِيذٖ
Oo xaqiiq Rusushayadii waxay ula yimaadeen Ibraahiim war san oo farxad leh. Waxay yidhaadeen: Salaam (nabad ahow). Wuxuu ku jawaabay, Salaam ( nabad ahaada) oo wuxuu si degdeg ah sooryo ugu keenay weyl shiilan