Surah Hud Verse 92 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Hudقَالَ يَٰقَوۡمِ أَرَهۡطِيٓ أَعَزُّ عَلَيۡكُم مِّنَ ٱللَّهِ وَٱتَّخَذۡتُمُوهُ وَرَآءَكُمۡ ظِهۡرِيًّاۖ إِنَّ رَبِّي بِمَا تَعۡمَلُونَ مُحِيطٞ
Wuxuu yidhi: Tolkayow! Ma reerka aan ka dhashay baa idin kala darajo roonaaday Allaah? Oo aad halmaamtaan sida waxa aad tuurtaan dhabarrkiinna gadaashiis; hubaal Rabbigay waa koobaa waxa aad fashaan