Surah Al-Masadd - Somali Translation by Mahmud Muhammad Abduh
تَبَّتۡ يَدَآ أَبِي لَهَبٖ وَتَبَّ
Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna
Surah Al-Masadd, Verse 1
مَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ
Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna
Surah Al-Masadd, Verse 2
سَيَصۡلَىٰ نَارٗا ذَاتَ لَهَبٖ
Wuxuuna gali Naar Olal leh
Surah Al-Masadd, Verse 3
وَٱمۡرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلۡحَطَبِ
Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar)
Surah Al-Masadd, Verse 4
فِي جِيدِهَا حَبۡلٞ مِّن مَّسَدِۭ
Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah
Surah Al-Masadd, Verse 5