Surah Yusuf Verse 108 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufقُلۡ هَٰذِهِۦ سَبِيلِيٓ أَدۡعُوٓاْ إِلَى ٱللَّهِۚ عَلَىٰ بَصِيرَةٍ أَنَا۠ وَمَنِ ٱتَّبَعَنِيۖ وَسُبۡحَٰنَ ٱللَّهِ وَمَآ أَنَا۠ مِنَ ٱلۡمُشۡرِكِينَ
Dheh: Kani waa jidkayga; Waxaan ugu baaqaa dadka xagga Allaah, Aniga iyo cid kastoo i raacdaba innagoo yaqiinsan oo ku sugan xujo cad. Oo Xurmo oo dhan waxaa iska leh oo Nazahan Allaah, oo anigu ka mid ma ahi mushrikiinta