Surah Yusuf Verse 109 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufوَمَآ أَرۡسَلۡنَا مِن قَبۡلِكَ إِلَّا رِجَالٗا نُّوحِيٓ إِلَيۡهِم مِّنۡ أَهۡلِ ٱلۡقُرَىٰٓۗ أَفَلَمۡ يَسِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَيَنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡۗ وَلَدَارُ ٱلۡأٓخِرَةِ خَيۡرٞ لِّلَّذِينَ ٱتَّقَوۡاْۚ أَفَلَا تَعۡقِلُونَ
Oo ma aanu soo dirin hortaa waxaan ahayn rag ka tirsan dadka magaalooyinka kuwaasoo aan u waxyoonnay33. Ma waysan haddaba soconin dhulka oo fiirinin sida ay aheyd cidhibta kuwii ka horreeyey? Oo xaqiiq Daarta Aakhiro baa u khayr roon kuwa ka dhowrsada (xumaha). Ee ma waydaan haddaba garowsaneyn