Surah Yusuf Verse 110 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufحَتَّىٰٓ إِذَا ٱسۡتَيۡـَٔسَ ٱلرُّسُلُ وَظَنُّوٓاْ أَنَّهُمۡ قَدۡ كُذِبُواْ جَآءَهُمۡ نَصۡرُنَا فَنُجِّيَ مَن نَّشَآءُۖ وَلَا يُرَدُّ بَأۡسُنَا عَنِ ٱلۡقَوۡمِ ٱلۡمُجۡرِمِينَ
Jeer markay Rusushu quustaan oo yaqiinsadaan in dhab ahaan la beeniyey, markaas ayaa waxaa u yimaada gargaarkayaga, oo aan badbaadinnaa cidda aan doonno, oo lagama celiyo Ciqaabtayada qoloda Dambiilayaasha ah