Surah Yusuf Verse 111 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufلَقَدۡ كَانَ فِي قَصَصِهِمۡ عِبۡرَةٞ لِّأُوْلِي ٱلۡأَلۡبَٰبِۗ مَا كَانَ حَدِيثٗا يُفۡتَرَىٰ وَلَٰكِن تَصۡدِيقَ ٱلَّذِي بَيۡنَ يَدَيۡهِ وَتَفۡصِيلَ كُلِّ شَيۡءٖ وَهُدٗى وَرَحۡمَةٗ لِّقَوۡمٖ يُؤۡمِنُونَ
Waxaa xaqiiq ugu sugan qisooyinkooda cashar ay ku cibrad qaataan wax garadka. Ma aha xadiis la been abuuran karo, laakiinse waa xaqiijin wixii ka horreeyey, iyo caddeynta wax kasta iyo hanuun iyo naxariis qolodii rumaysan