Surah Yusuf Verse 32 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufقَالَتۡ فَذَٰلِكُنَّ ٱلَّذِي لُمۡتُنَّنِي فِيهِۖ وَلَقَدۡ رَٰوَدتُّهُۥ عَن نَّفۡسِهِۦ فَٱسۡتَعۡصَمَۖ وَلَئِن لَّمۡ يَفۡعَلۡ مَآ ءَامُرُهُۥ لَيُسۡجَنَنَّ وَلَيَكُونٗا مِّنَ ٱلصَّـٰغِرِينَ
Waxay tidhi: Kani waa kii aad igu eedayseen, oo xaqiiq aniga baa doonay inaan soo jiito, wuuse is dhowray, oo haddii uusan falin waxa aan amrayo, waxaa hubaal la dhigi doonaa xabsiga, oo wuxuu hubaal ka mid noqon doonaa kuwa la liido