Surah Yusuf Verse 33 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufقَالَ رَبِّ ٱلسِّجۡنُ أَحَبُّ إِلَيَّ مِمَّا يَدۡعُونَنِيٓ إِلَيۡهِۖ وَإِلَّا تَصۡرِفۡ عَنِّي كَيۡدَهُنَّ أَصۡبُ إِلَيۡهِنَّ وَأَكُن مِّنَ ٱلۡجَٰهِلِينَ
Wuxuu yidhi: Rabbiyow! xabbiska baan ka jeclahay waxa ay iigu yeeraan. Oo haddii aadan Adigu iga weecin tabtooda, waan u janjeersan doonaa oo ka mid noqon doonaa jaahiliinta