Surah Yusuf Verse 41 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufيَٰصَٰحِبَيِ ٱلسِّجۡنِ أَمَّآ أَحَدُكُمَا فَيَسۡقِي رَبَّهُۥ خَمۡرٗاۖ وَأَمَّا ٱلۡأٓخَرُ فَيُصۡلَبُ فَتَأۡكُلُ ٱلطَّيۡرُ مِن رَّأۡسِهِۦۚ قُضِيَ ٱلۡأَمۡرُ ٱلَّذِي فِيهِ تَسۡتَفۡتِيَانِ
Labadayda Saaxiib ee xabsigow12! Ma midkiin, wuxuu u shubi doonaa mudanahiisa khamri uu cabbo, ma midka kalese, waa la deldeli doonaa, markaas shimbiruhu waxay wax ka cuni doonaan madaxiisa. Arrinka waa loo xukumay la xidhiidha waxa aad iga wareysateen