Surah Yusuf Verse 42 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufوَقَالَ لِلَّذِي ظَنَّ أَنَّهُۥ نَاجٖ مِّنۡهُمَا ٱذۡكُرۡنِي عِندَ رَبِّكَ فَأَنسَىٰهُ ٱلشَّيۡطَٰنُ ذِكۡرَ رَبِّهِۦ فَلَبِثَ فِي ٱلسِّجۡنِ بِضۡعَ سِنِينَ
Oo wuxuu ku yidhi midkoodii uu ogaaday inuu badbaadayo: Igu xus rabbigaa agtiisa; ha yeeshee Shaydaan baa halmaansiiyey inuu u xuso rabbigiis, markaas buu ku sii jiray xabsiga dhowr sannadood