Surah Yusuf Verse 77 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusuf۞قَالُوٓاْ إِن يَسۡرِقۡ فَقَدۡ سَرَقَ أَخٞ لَّهُۥ مِن قَبۡلُۚ فَأَسَرَّهَا يُوسُفُ فِي نَفۡسِهِۦ وَلَمۡ يُبۡدِهَا لَهُمۡۚ قَالَ أَنتُمۡ شَرّٞ مَّكَانٗاۖ وَٱللَّهُ أَعۡلَمُ بِمَا تَصِفُونَ
Waxay yidhaahdeen: Haddii uu xado, mid la walaal ah baa sameeyey runtii xatooyo waa’ hore: Wuxuuse Yuusuf ku qarsaday naftiisa waxyaalaha uu og yahay24, oo uma uu muujin. Wuxuu yidhi: Idinkaa galay shar kan ka daran, oo Allaah baa dhab u ogsoon waxa aad sheegtaan