Surah Yusuf Verse 78 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufقَالُواْ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلۡعَزِيزُ إِنَّ لَهُۥٓ أَبٗا شَيۡخٗا كَبِيرٗا فَخُذۡ أَحَدَنَا مَكَانَهُۥٓۖ إِنَّا نَرَىٰكَ مِنَ ٱلۡمُحۡسِنِينَ
Waxay yidhaahdeen: Mudanayahow25! Wuxuu leeyahay aabbe, oday aad u weyn, ee midkayo u qaado meeshiisa. Hubaal waxaan kuu aragnaa inaad ka mid tahay sama falayaasha