Surah Ar-Rad Verse 14 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radلَهُۥ دَعۡوَةُ ٱلۡحَقِّۚ وَٱلَّذِينَ يَدۡعُونَ مِن دُونِهِۦ لَا يَسۡتَجِيبُونَ لَهُم بِشَيۡءٍ إِلَّا كَبَٰسِطِ كَفَّيۡهِ إِلَى ٱلۡمَآءِ لِيَبۡلُغَ فَاهُ وَمَا هُوَ بِبَٰلِغِهِۦۚ وَمَا دُعَآءُ ٱلۡكَٰفِرِينَ إِلَّا فِي ضَلَٰلٖ
Isagaa mudan Baryada (cibaadada) Xaqa ah. Oo kuwaa ay baryaan Sokadiisa waxba uma ajiibaan, waxayse11 ka dhigan yihiin mid hore u soo fidsha gacmahiisa xagga biyo ku jira (ceel salki) si ay u soo gaaraan afkiisa, mase soo gaari doonaan, oo ma aha baryada gaaladu waxaan aheyn habaab