Surah Ar-Rad Verse 22 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَٱلَّذِينَ صَبَرُواْ ٱبۡتِغَآءَ وَجۡهِ رَبِّهِمۡ وَأَقَامُواْ ٱلصَّلَوٰةَ وَأَنفَقُواْ مِمَّا رَزَقۡنَٰهُمۡ سِرّٗا وَعَلَانِيَةٗ وَيَدۡرَءُونَ بِٱلۡحَسَنَةِ ٱلسَّيِّئَةَ أُوْلَـٰٓئِكَ لَهُمۡ عُقۡبَى ٱلدَّارِ
Iyo kuwa samir yeesha oo sugnaada, iyagoo doonaya Wajiga Rabbigood, oo hagaajiya tukashada salaadda, oo bixiya ( si wanaagsan) wax ka mid ah waxa aan ku irzaaqnay qarsoodi iyo caddaanba, oo kala hortaga xumaanta samaan, kuwaasi waxay mudan doonaan cidhib wanaagsan Daarta Aakhiro